Abiy Ahmed oo markii ugu horeysay qirey ciidamada Eritrea ee ka dagaalamay Tigray

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii ugu horreysay qirey in ciidamo ka socda dalka deriska la ah ee Eritrea ay ka qeyb qaateen colaadda ka taagan gobolka Tigray, iyadoo Hadalkan ayaa yimid ka dib muddo bilo ah oo ay labada dalba beeninayeen. Abiy Ahmed wuxuu sheegay in ciidamadu ay soo galeen maadaama ay Eritrea ka … Continue reading Abiy Ahmed oo markii ugu horeysay qirey ciidamada Eritrea ee ka dagaalamay Tigray